Dherer
Dherer
Kani waa maqaal ku saabsan Halbeeg masaafada. adeegsi kale, eeg Dherer (faah faahin).
Dherer (ingiriis: Length) waa masaafada iyo fogaanta u dhexeysa labo meelood. Dhererku wuu ka duwan yahay Jooga kaas oo ah halbeeg lagu cabiro dhererka sara-jooga ama masaafada labo bar isku jiraan marka laga xisaabinayo dhulka ilaa cirka.
Halbeegyada Dhererka
wax ka badalDhererka waxyaabo badan lagu xisaabiyaa, halbeegyada ugu caansan ee ka midka ah Halbeega Caalamiga e Dunida ee lagu cabiro dhererka waxaa ka mid ah:
Iyo kuwo kale oo badan.