1000 (tiro)
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay 1000)
| ||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Tirooyin | 1000 Kun | |||||||||||||||||||||||||||||||||||
Isirayn tiro abyoone | ||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Isir | 2، 4، 5، 10، 20، 25، 50 | |||||||||||||||||||||||||||||||||||
Habdhis tiro labaale | 1111101000 | |||||||||||||||||||||||||||||||||||
Habka sideedle | 1750 | |||||||||||||||||||||||||||||||||||
Habka laba iyo tobanaale | 6B4 | |||||||||||||||||||||||||||||||||||
Habka lix iyo tobanaale | 3E8 |
1000 (kun) waa tiro Abyoone waxaa tira ahaan u xiga 999 waxaana tira ahaan ka horeeya 1001 waana Tiro tirsiimo Togane ah.
kun waxay u dhigantaa toban boqlaad.
Xisaab ahaan
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Hadba nidaamka tiro tobanaale ee Xisaabta، waxaa loo qori karaa tirada kun sidaan soo socota:
- Qalabka xisaabta ama qalabka Kumpuyuutarka: 1E+3.
- Nidaamka halbeegga caalamiga ah: tirada kun waxay tilmaamaysaa summadda ah Kiilo.
Taariikh ahaan
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Muddo laga joogo 1000 sanadood waxaa loogu yeeri jiray kun.
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro 1000 (number). |
1000
| ||||
---|---|---|---|---|
Tiro qiime | kow thousand | |||
Ordinal | 1000aad (kow thousandth) | |||
Isirayn | 23× 53 | |||
Tiro roman | M | |||
Labaale | 11111010002 | |||
Saddexaale | 11010013 | |||
Afaraale | 332204 | |||
Shanaale | 130005 | |||
Senary | 43446 | |||
Octal | 17508 | |||
Laba iyo tobanaale | 6B412 | |||
Tobanaale | 3E816 | |||
Vigesimal | 2A020 | |||
Sal 36 | RS36 |
1000 waa lambarka kun ee tirada xisaabta. Lambarkan waa mid dhaban ah, waxaana ka horeeya lambar 999 lambarka ku xigana waa 1001.
Liiska Tirada
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Lambarka Kun ama 1000 waxa loo yaqaanaa Mileniyaam ama 10 qarni
Qoraalo La Mid ah
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Aasaaska Tiro
- Aasaaska Xisaabta
- Lambar
- Tiro
- Iskugeyn
- Kalagoyn
- Iskudhufasho
- Iskuqaybin
- Jajab
- Dhaban
- Kinsi
- Xisaab
- 10ka Lambar ee u horeeya