Location via proxy:   [ UP ]  
[Report a bug]   [Manage cookies]                
Jump to content

Aargon

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Argon)

Aargon

Curiyaha Aargon

Aargon (ingiriis: Argon) astaanta (Ar) waa curiye kimiko oo leh tiro atom toban-iyo-sideed ah. Waxay ka tirsan tahay guruubka 18aad ee Diwaanka Curiye iyo neefta loo yaqaano Neefta Gobta (Noble Gas).

Curiyaha Aargon waa neefta sadexaad ee ugu badan hawada cirka sare ee dhulka.

Isku dhisyada neefaha Aargon ku jirto waxaa loo isticmaalaa laxaamada iyo waxyaabaha la dhalaalinayo ee warshadha waawayn.