Location via proxy:   [ UP ]  
[Report a bug]   [Manage cookies]                
Jump to content

Qaamuus

Ka Wikipedia
Sidoo kale eeg: Insaykalobeedhiya
Noocyo kala duwan oo Qaamuus ah.
Qaamuus Af-Carabi

Qaamuus (Af Ingiriis : dictionary; Af Carabi : ar‎) waa ereyo badan oo la soo ururiyay kuwaasi oo luuqad (ama af) ku turjumaya luuqad kale. Sida caadiga ah, qaamuusku wuxuu u habaysan yahay nidaamka alifbeetka; taasi oo ka bilaabanta xarafka koowaad ee luuqadaasi.[1]

Qorista iyo diyaarinta qaamuus waa shaqo aad u badan oo qaadata wakhti iyo maal; waxaana maanta dunida jira qaamuusyo badan oo isku fasira labo ama dhowr luuqadood. Tusaale ahaan, waxaa jira Qaamuuska Af Soomaaliga iy Ingiriiska, iyo kuwo kale oo badan.[2]

Sharaxaad

Qaamuusku waa buug erayga ama luqadaha fasiro. Sidoo kale, waxoo kuu fasiraa ama kuu turjumaa, luqadaha kale. badanaa qaamuusyaasha waxaa lagu tixay, alifbeetada, si oo u fududaado, radinta xarafka aa raadineesid.

Sidoo kale fiiri bogagan

Tixraac

  1. Webster's New World College Dictionary, Fourth Edition, 2002
  2. Nielsen, Sandro; The Effect of Lexicographical Information Costs on Dictionary Making and Use, Lexikos 18, issn 1684-4904, 170–189