Basic Electricity 6months
Basic Electricity 6months
Basic Electricity 6months
Araar
1- Shidaalka Gubta (Fossil Fuel): si Laydhtiriig loo dhaliyo qaabkan waxaa la istcimaalaa
makiinado(machines) adeegsada shidaalka dhulka laga qodo sida Naaftada,
Baassiinka iwm, waa qaabka ugu caanbaxsan uguna hase ahaatee waxa jira caqabado
ka dhigaya mid aan lagu dhalin karin Laydhtiriig heer ganacsi ah, waayo kow
soosaarista shidaalkan waxaa ku kaca qiimo sare, markalabaadna waa wax
dhammaanaya. Kuwaas iyo kuwo la mid ah ayaa qaabkan ka dhigaya mid adduunku
kasii guurayo marka laga reebo dhaliyeyaasha loo adeegsado meheradaha yaryar
xilliyada Laydhtiriigga guud la waayo (standby generators).
2- Biyo-Dhac (Hydropower Generation): qaabkan biyo meelsare kasasoo dhacaya ayaa
wareejiya baalasha Dhaliye Laydhtiriig (Electrical generator/Turbine).
3- Uumi-bax (Steam Turbine): Qaabkan waxaa la bayliyaa biyo iyadoo la adeegsanayo kul
ku yimid siyaabo kala duwan sida dhuxul-dhagax, Nukliyeer iwm. Ka dibna uumigaas
oo xoog ku baxaya ayaa wareejiya Baalasha Dhaliye Laydhtiriig (Electrical
Generator/Turbine).
4- Gaballaydh (solar electric): fallaaraha gabalka ayaa loo rogaa laydhtiriig. Dadaallo iyo
cilmi-baaris dheer ka dib saynisku waxa uu guul wax-ku-ool ah ka gaadhey adeegsiga
tamarta cadceedda, si looga fursado ama hoos loo dhigo isticmaalka shidaalka loo
yaqaan (fossil Fuel). kaasoo sannad kasta ay dunida kaga baxdo dhaqaale xanuun
badan. Tobannaankii sano ee udanbeeyey soorista qalabka gaballaydhku (Solar
electric system) waxa uu kor ugu kacayey si xawli ah. Waxaa sidoo kale isbeddel la
taaban karo lagu sameeyey dheefta waxsoosaar ee unugga cadceeda (Photovoltaic
cell efficiency). 1% ilaa 22%, dhanka kalena qiima ayaa isna si muuqata hoos ugu
daadegayey.
Si kastaba ha ahaatee dunidu maanta waxa ay culyaska saartay sidii awoodda cadceedda
loogu rogi lahaa laydhtiriig dabooli kara baahida laydhtiriig ee dunidu u baahan tahay si
loo horamariyo waxsoosaarka iyo nolosha.
1
2
Xidhmadan (course) tabobarna waxa aan ku qaadan doonnaa rakibaadda iyo dayactirka
qalabka ileyska gabalka u roga laydhtiriigga (home solar power).
Tababrku waxa uu ka kooban yahay laba qaybood, qaybta hore waxa ay ku saabsan tahay
barashada laydhtiriigga aasaasiga ah(basic electricity). Qaybta labaadna waxa ay ku
saabsan tahay gaballaydhka ama barashada sida qalabkaasi u shaqeeyo loo rakibo loona
dayactiro.
QAYBTA I AAD
GUNDHIGGA LAYDHTIRIIGGA
Cutubka 1aad
Qeexid: Laydhtiriiggu waa Nooc ka mid ah tamarta (waa wax hawl qaban
kara). Laydhtiriiggu waxa uu inoo qabankaraa shaqooyin kala duduwan,
sida, iftiin, kulayl, wax dhaqaaajin iwm. Qeexid labaad, Saynis ahaanse
laydhtiriigga waxaa lagu qeexaa qulqulka elegtaroonnada ee gudbiye dhex
socda.
Laydhtiriigga lama arko lamana uriyo, hase ahaatee waxaa jiritaankiisa (joogid &
Maqnaansho) lagu ogaadaa raadadka uu reebo ama hawlaha uu qabanayo. Haddaan
isweydiinno, majiraan waxyaalo aan inoo muuqan, urna lahayn haddana aynu adeegsanno
ama aan ka faaiideysanno? Jawaabtu waa haah. Aan tusaale usoo qaadano dabaysha, weli
dabayl ma aragtay, mase urisay? Jawaabtu waa maya!. Waayo dabaysha ma aragno, ur lagu
gartana maleh, Hase ahaatee in dabayli jirto iyo in kale, waxa aan ku aqoonsannaa,
saamaynteeda iyo hawlaha ay qabato, sida ruxidda dhirta, kicinta siigada, qaadidda
xashiishka iwm. Sidaa si la mid ah, Laydhtiriigga ma aragno mana urinno laakiin waxaan ku
ogaannaa falalkiisa. Raadadka laydhtriigga lagu yaqaan waxa aan kasoo qaadanaynaa shanta
ugu caansan sida soosocota;
Cutubka 2aad
Laydhtiriigga aan maalin kasta adeegsanno waxaa loo qaybiyaa laba nooc oo kala ah:
2.3-1 Laydhtiriigga talantaalka ah AC (alternate Current)
2.3-2 Laydhtiriigga Toosan DC (Direct Current)
4
5
Qeexid: AC waa Laydhtiriig si joogto u beddela xaddigiisa iyo jihadiisa. AC waa laydhtiriigga aynu
maalinkasta adeegsanno ee ay inasiiyaan shirkadaha Laydhtiriiggu. AC waa laydhtiriig aan degganayn
oo had iyo jeer kujira isbeddello joogta ah. AC waxa uu si joogto ah u beddelaa xaddigiisa, taasoo
macnaheedu yahay in ilbidhiqsi kasta xaddigiisu kordhayo ama hoos udhacayo. Sidoo kalena jihada
uu usocdaa si joogto ah ayey isu-beddeshaa. Jaantuuska hoose waa sawirka hirka saynle (sinisoidal
wave of AC ) ee laydhtiriigga AC.
Sharraxaad: Kasoo qaad in barbilowgu yahay barta eber (0), marka la daaro xaddigu isagoo ka
bilaabanaya eber ayuu si xidhiidha kor ugu kaca muddo kadib waxa uu gaadhaa barta ugu sarraysa ee
xaddigu gaadhi karo hadda ah +220V. isla markaan waxa uu u socdaa jihada TOGAN + (positive
direction). Kadibna waxa uu bilaabaa inuu si xidhiidh ah hoos ugusoo dhaco ilaa uu soo gaadho barta
(A) oo u dhiganta eber (0). Taasina waxa ay qaadataa muddo kale. Mar kale ayuu laydhtiriiguu
usocdaa jihada TABAN - (Negative direction) ilaa mar labaad ka gaadho halka ugu sarraysa ee uu
gaadhikaro oo ah (-220V). Ka dibna mar kale ayuu kusoo laabtaa eber oo ah barta (B). Sidaas ayuuna
kusii socdaa.
Barta O–B waxaa loo yaqaan hal wareeg oo buuxa (1 cycle). Arrinntan waxaa loo yaqaan
rakaad(frequency F) waxaana lagu qiyaasaa halbeeg loo yaqaan Hertis (Hz). Dunidu waxa ay
isticmaashaa labo rakaad, waxa ayna ku kala duwan yihiin inta wareeg ee halkii ilbidhiqsi ku jirta.
Rakaad 50Hz waxaa isticmaala Afrika Yurub iyo qayb ka mid ah qaaradda aasiya. rakaadla kalena
60Hz waxaa isticmaala ameerikada waqooyi iyo qayb ka mid qaaradda Aasiya. Maadaama AC tahay
laydhtriig aan degganeyn looma isticmaalo qalabka nugul iyo kuwa dareenka fudud. Hase ahaatee
dhanka kale AC waa laydhtiriig caynaansan oo si sahlan loo maamulikaro. si sahlan ayaa loogu
safrinkaraa meelo durugsan, si sahlan ayaa kor ama hoos loou dhigikara, sidoo kalena waxaa si
sahlan loogu beddelikaraa laydhtiriig DC ah.
-220V
Hal wareeg (One Cycle)
5
6
+12V
Xaddiga (Magnetude
0
Amin
Laydhtiriigga waxaa laga helaa ilo kala duwan, waxa dhaliya qalab kala duduwan,
sida Dhaliyeyaal, Soolar, Beyteri iwm. AC iyo DC midkastaba waxaa laga helaa ama
dhaliya Ilo ugaar ah. Waxaana ka mid ah,
AC Dhaliye (AC Generator/Alternator)
DC Dhaliye (DC Generator)
Unugga cadceeda (Solar cell) iyo
Beyteriyada (Batteries)
6
7
Ilahaas laydhtiriigga ee aan soo sheegnay qaarkood waxa aan ka helnaa Laydhtiriig
talantaalli ah(AC), qaarkoodna waxa aan ka helnaa laydhtiriig Toosan (DC).
Haddaad u fiirsato shaxanka hoose, AC waxa aan ka helikarnaa oo keliya Dhaliye,
lakiin DC waxa aan ka helikarnaa ilaa saddex ilood sida dhaliye, Soolar iyo Beyteri
waxaa muuqata in DC laga helikaro Ilo ka badan ku AC laga helikaro.
ISHA DC AC
AC dhaliye (Alternator) ●
DC dhaliye (Generator) ●
Beyteri (Battery) ●
Unug-cadceed (solar Cell) ●
0.5mm2 50mm2
0.75mm2 70mm2
1mm2 95mm2
1.5mm2 120mm2
2.5mm2 150mm2
4mm2 185mm2
6mm2 240mm2
10mm2 300mm2
16mm2, 400mm2,
25mm2, 500mm2,
35mm2, 600mm2
50mm2
7
8
Mareeg waa qalabka ugu fudud ee marka la isku xidhiidhiyo tamarta Laydhtiriigga inoogu roga
tamar kale. Mareegta fudud ee laydhtiriiggu waa qalabka ugu yar ee ladyhtiriigga inoogu rogi
kara wax faa’iido inoo leh sida iftiin, kul, dhaqaaq iwm.
Mareeg fudud waxa ay ka kooban tahay afar walxood:
- IL (source) waa meel aan laydhtiriig ka helno sida dhaliye, soolar, beyteri iwm
- Gudbiye (Conductor) waa fiilooyinka laydhtiriigga inoo qaada iwm.
- Rar (load) waa shay ama qalab Laydhtiriigga quuta sida Nal, kaawiyada, Babiso iwm.
- Fure (switch) waa xubinta laga xukumo mareegta. Laga furo ama laga xidho.
Mareegta fudud laba xaaladood ayey u dhexaysaa
a) Mareeg Furan (open circuit) waa mareeg aan wax shaqo ah hayn. Raadna maleh. Waayo
furaha laga xukumo ayaa kala furan sidaa awgeed waxa maayad ah masocoto.
b) Mareeg Xidhan (closed Circuit) waa mareeg shaqo haysa, waxa ay leedahay raad, waxa
xiriirsan furaha waxaa socota maayad.
Maayad(I): maayaddu waa qulqulka elegtaroonada fiilada dhexsocda, maayaddu waa tan
sababta raadadka laydhtiriigga, hadaan si kale u dhigo maayaddu waa waxa
shaqada laydhtiriigga inoo qabta. Waxaa loosoo gaabiyaa xarafka “I”, waxaana
lagu qiyaasaa halbeeg layiraahdo Ambiyeer oo isna loosoo gaabiyo A. waxaa lagu
cabbiraa saacad loo yaqaan Ambiyeer-beeg (Ammeter).
Cadaadis(V): cadaadisku waa xoogga maayadda wada. Waxa uu maayadda ku riixa fiilada
dhexdeeda kuna khasbaa in maayaddu socoto, waa xoogga wada maayadda. Waxaa loosoo
gaabiyaa V, waxaana lagu qiyaasaa halbeeg layiraahdo fooltis oo isna loosoo gaabiyo V.
saacadda lagu cabbiro cadaadiska Laydhtiriigga waxaa loo yaqaan foolta-beeg (Voltmeter).
Caabbi ( R): sida magaca laga dhadhansan karo, caabbigu waa xoog lid ku ah socodka maayadda,
haddaan si kale udhigno waa xooga kasoo horjeeda cadaadiska maayadda wada. caabbiga
8
9
waxaa loosoo gaabiyaa R, waxaana lagu qiyaasaa halbeeg layiraahdo Oom oo isna loosoo
gaabiyo xarafka giriigga ah ee Omega(Ω), waxaa lagu cabbiraa saacad loo yaqaan
oombeeg(Ohmmeter).
N
L
N L
sunduuqa Caaradaha Quutaha
10
N
L1
L2
L3
Sunduuqa Caaradaha dhaliyaha
L1 L2 L3
Sunduuqa Caaradaha Quutaha
Sida aad sawirrda sare ku aragtid waxaa la isku xiriirshey N dhaliye iyo N quute, sidoo kale
waxaa la isku xiriirshey L dhaliye iyo L quute, sidaasna waxaana loo yaqaan cidhif-dhawr. Waa
habka saxa ah ee habboon. Hase ahaatee haddii si kedis ah la isu weydaariyo cirifyada N iyo L
dhibaato cidhif-dhawr kama dhalato (polarity Problems) fiiri jaantuuyada hoose.
N L
N
L
IL AC ah Quute AC ah
(AC Source) (AC Appliance)
S
beyteri
be yte r i
Sax
khala
d
Qalabkasta ama ha noqdo Il(source) soossarta laydhtiriig ama ha noqdo rar (electrical laod)
quuta laydhtiriige, waxaa jira jaqaf yar oo ku dul dheggan oo loo yaqaan
Jaqafxogeed(Nameplate), jaqafxogeedkaasi waxaa ku duldhigan dhammaan macluumaadka
muhiimka ah ee qalabkaas. Tusaale haddii qalbku yahay Il-dhaliso, waxa ku duldhigan
awoodda, cadaadiska, maayadda, rakaadka(frequency) iwm, ee laga heli karo ishan. Haddii
sidoo kale qalabku yahay rarna waxaa ku qoran cadaadiska lasiin karo, maayadda uu qaadan
karo, rakaadka uu adeegsankaro, inuu AC ku shaqeeyo iyo inuu Dc ku shaqeeyo iwm. Waa
lagama maarmaan in farsamoyaqaanku akhriyo oo fahmo waxa jaqafka xogta ku qoran Xogta
ku qoran waxaa ugu muhiimsan waa kuwa hoos ku cad:
Cutubka 3aad
Isu-dhigan biyaha iyo laydhtiriiggu waxa aad si wanaagsan ugu fahmidoontaa caddayada
laydhtiriigga ee horay ugasoo hadallay iyo weliba waxyaalo kale oo muhiim ah. bal si
dhug leh ugu fiirso qaybaha soosocda ee casharkan. Biyaha iyo laydhtiriiggu waa laba
walxood oo kala duwan isku sina aan loo adeegsan, haseyeeshee, waxaa jira siyaabo ay
isu shabbahaan kuwaasoo kuu fududeynakara fahanka iyo barashada laydhtiriigga.
Waxtarka Biyaha: biyuhu waa shay lagama maarmaan u ah nolosheenna, waa aynu
cabnaa, waxbaan ku nadiifsanaa, dhirtaa lagu waraabiyaa iwm.
Biyaha ayaa hawlahaas inoo qabto
Jidka Biyaha: biyaha waxa ay inoosoo raacaan dhuumo.
12
13
Jidka Laydhtiriigga: laydhitiiggu waxa uu inoosoo raacaa dhegaaatiyo gudbiya
laydhtiriigga oo badanaa bir ka samaysan wayana is-
shabbahaan dhuumihii biyaha inoo soo qaadayey.
Qaab qulqulka biyaha:
Sidaan soo sheegnay biyuhu waxa ay dhexququlaan dhuumo(pipes). waxaa jira xoog
ama cadaadis had iyo jeer biyaha ku riixa in ay socdaan oo dhuumaha ama
dhexqulqulaan waxaana xooggaas loo yaqaan cadaadis-biyood(water pressure).
Dhanka kale waxaa jira xoog dabiici ah oo dhuumuhu iska leeyihiin. Xooggaas oo lid
ku ah xoogga biyaha riixaya. Lidna ku ah socodka biyaha. markasta wuxuu isku
dayaa inuu joojiyo biyaha dhuunta dhexsocda. Waxaa arrintaa inoo caddaynaya
tusaalaha soosocda:
Tusaale, haddii dhuun biyo la raaciyo, waxaan ognahay in biyaha dhuunta marayaa
marba marka danbaysa ee dhuuntu dheeraataba ay xoos u dhacaan xawaaraha
biyuhu ku socdaan ilaa marka ugu danbayasa haddii dhuunta aad loo dheereeyo aan
biyo laga helikarin. xoogaas waxaa loo yaqaan caabbiga dhuunta.
Saamaynta Dhumucda
Biyaha: Dhuunta dhumucdeedu weyn tahay waxa ay qaadi kartaa biyo xaddi badan, dhuunta
dhumucda yarna waxa ay qadi kartaa biyo xaddi yar.
13
14
Maayadda: Dhegaatiga dhumuc weyn waxa uu qaadi karaa maayad xaddi badan, dhegaatiga
dhumucda yarina waxa uu qadi karaa maayad xaddi yar.
LAYDHTIRIIG BIYAHA
Cadaadis:xoogga maayadda wada ► Cadaadiska Biyaha wada
Maayad: waa walaxda hawsha inoo ► Biyo: waa walxda danaheenna aan
qabata ku fushanno.
Caabbi: xoog lid ku ah socodka ► Caabbi: xoog lid ku ah socodka
maayada biyaha
Xeerka Ohm wuxuu noo sharraxayaa xiriirka ka dhexeeya saddexda Tirsiin ee gundhigga u ah
Laydhtiriigga ee kala ah Maayadda (I), Cadaadiska (V) iyo Caabbiga (R).
Xeerka Oom waxa uu saldhig u yahay fahanka iyo adeegsiga laydhtitiriigga. Inaad si qotodheer u
fahmo laydhtiriigga waxa ay ku xidhan tahay hadba inta aad ka fahamto xeerka oohm.
14
15
Xeerka Ohm waxaa uu ka kooban yahay labo qaybood, qaybta hore waxa ay noo sharraxaysaa
xidhiidhka ka dhexeeya Maayadda(I) iyo Cadaadiska(V) ee maayadda wada. qaybta labaad waxa
ay sharraxaysaa xidhiidhka ka dhexeeya Maayadda(I) iyo Caabbiga kasoo horjeeda.
Maayadda [I] waxa ay saamigal qumman (Direct Proportion) la tahay cadaadiska V (haddii
caabiga [R] joogto yahay oo uusan isbeddeleyn). I ∝ V,
↑ ↑ V I
V I ↓ ↓
(a) (b)
Taa macnaheedu waxa weeye, haddii cadaadiska mareegtu kor u kaco, waxaa iyana kor u
kacda maayadda I, sidoo kale haddii cadaadiska mareegtu hoos udhoco waxaa yaraada
ama hoos u dhaca maayadda I. sida ka muuqata sawirrada sare ee (a) iyo (b). waa haddii
caabbiga mareegtu uusan isbeddelin oo halqiime yahay.
Xeerka qaybtiisa 2aad waxa ay dhigaysaa sidan: maayadda [I] waxa ay saami-
isweydaar(Inverse propoprtion) la tahay caabiga [R] (haddii cadaadiska mareegtu uu joogto
yahay).
↑
R I
↓
(b)
↑
R I
↓
(a)
Taa macnaheedu waxa weeye, haddii caabbiga R ee mareegtu kordho ama bato, waxaa
hoos udhaca ama yaraada maayadda I ee mareegta qulqulaysa, taa cagsigeeda haddii
caabiga mareegtu hoos udhaco ama yaraado waxaa kor u kaca ama bata Maayadda
Mareegta. Fiiri sawir sare a & b
15
16
Voltage (V)
Current (I) = Resistance (R)
in Amperes (A)
Dariiqada sare waxaa laga fahmayaa in haddii saddexda Tirsiin laba ka mid ah aad taqaan
qiimahooda, qiimaha Tirsiinka maqan si fudud ayaa xisaab ahaan loogusoo saari karaa
iyadoo la isticmaalayo dariiqada sare. Xeerka Oom,waxa uu gundhig u yahay xisaabaadka
laydhtiriigga.
Dariiqooyin (Formulas
V V
I = R= V = IxR
R I
V=
16
17
Tusaale 2aad,
17
18
V=220V R=50Ω
Layli(exercise) 30-50
1- Haddii mareeg cabbigeedu dhan yahay 150 Oom, Lasiiyo cadaadis dhan
100V, soo saar maayadda mareegta mari karta ku muuji sawir marka hore
mareegta.
18
19
Cutubka 4aad
Awoodda(Power) P :
Awoodda laydhtiriiga waxaa lagu qeexaa xawaaraha tamarta laydhtiriigga
loogu rogi karo tamar kale ama xawaaraha qalab inoogaga faa’iideynkaro
laydhtiriigga. Tusaale ahaan haddii aan siraad daarro, waxa aan ognahay in
siraadka baxaya uu yahay maayaddii laydhtiriigga oo loo rogey ileys. Haddaba
dhakhso intee le’eg ayuu siraadku laydhtiriigga ugu beddeleyaa infiin, taas ayaa
layiraahdaa Awoodda laydhtiigga ee qalab leeyahay. Awoodda waxaa loosoo
gaabiyaa xarafka P, waxaana lagu cabbiraa halbeeg layiraahdo watt(W), ama
kilowatt(KW). Inagoo adeegsanayna xeerka Oom awoodda P waxa aan ku
helikarnaa:
19
20
[P = V 2 ÷ R] [P = I 2 x R]
Tusaale #1
Current [ I = V ÷ R ] = 24 ÷ 12Ω = 2A
Resistance [ R = V ÷ I ] = 24 ÷ 2 = 12 Ω
Power [ P = V x I ] = 24 x 2 = 48W
20
21
P = V x I, = v x 0 = 0 watt.
Layli
E = P x t ( kwh)
Tusaale
Laambad 20w ah ayaa shaqaynaysey muddo 10 saac ah, waa immisa tamarta
laambadaasi isticmaashay ?
Awood P = 20w
Amin t = 10hrs
Tamar E = ?
E=Pxt
= 0.02 x 10
0.2kwh
Cutubka 5aad
22
23
Beyteri Siraad1
12VDC
Fiyuus Siraad2
Fure
RT = R1 + R2 + R3 + Rn IT = I 1 = I 2 = I 3 = I n VT = V 1 + V 2 + V 3 + V n
Layli
1 2
23
24
3 4
5 6
24
25
Mareeg Barbarro ah
Mareeg barbarro ah waa mareeg ka kooban labo rar iyo wax ka badan oo si
barbarro ah ugu xidhan, waa mareeg leh labo jid ama laamood iyo wax ka
badan oo maayaddu marto. .
25
26
1. haddii ay dhacdo in hal laan ama hal jid hawl gabo, laamaha soo hadhay
hawshooda ayey sii wataan. .
2. Laankasta waxa ay toos u heshaa cadaadiska guud.
3. Maayadda laamaha kala duwan maraysaa waa kala duwanaan kartaa.
4. Rogaalka Caabbiga guud waxa uu la mid yahay, wadarta rogaallada
caabbiyada gaareed.
IT = I1 + I2 + I3 +In
VT= V 1 = V2 = V3 = VN
1 1 1 1 1
= + + +
R R1 R R R
T 2 3 n
Tusaale
Jawaabaha
I1 Ω = 24 amps
I2 Ω = 12 amps
V=24V R1=1Ω R1=2Ω R1=3Ω
I3 Ω = 8 amps
P1 Ω = 576 watts
P2 Ω = 288 watts
P3 Ω = 192 watts
layli
1- 2-
26
27
3- 4-
5- 6-
*****
Additional chapters
27
28
Qaybta 2aad
Erey Bixin
Xidhmo: course
Qiyaasdhis: design
28
29
Rogaal: Inverter
Toosin: Rectifier
Salab: Tool
Cutubka 6aad
Inta taariikhdu xusuusato qiyaasii muddo laga joogo 182 sano ayaa aragtidii ugu
horreysey ee unugga Gabal-lisaha waxaa iftiimiyey nin la oran jirey Aleksandar. Laga soo
bilaabo xilligaasna waxaa unuggu soo maray raabeyaal isdaba jooga oo midba mid ka
kale kaabayo. Heer aragti, heer sharraxaad, heer gacan-qabad, heer adeegsi ilaa heer
ganacsi.
Si aad fahan dhadhan leh uga qaadato taariikhda unugga gabal-lisaha waxaan halkaan
kuugu soo koobay taxanihii horukaceed ee uu sameeyey tan iyo markii la helay
aradgtidiisii ugu horreysey.
29
30
1883 unuggii gabal-lisaha ee ugu horreeyey ayaa la samaayey. walaxda ama curiyaha
Seleniyam oo dusha looga dheehay lakab dahab ah ayuu ahaa, unuggaasi waxaa
dheefiisu ahayd 1-2%. Meesha maanta dheeftu unugga soolarku marayso 15-24%.
1958: Tamarta Gabbalka waxaa loo adeegsadey hawada sare iyo dayax gacmeedada.
Waxayna ahayd markii ugu horreysey oo uu soo baxay dayax-gacmeed ku shaqaynaya
tamarta qorraxda oo laydhtiriig loo rogey. Vanguard 1 waxa uu sameeyey in ka badan
197000 jeer oo uu dhulka kusoo wareegey muddo 50 sano ah oo uu hawada sare
dabbaalanayey. Waxayna taasi waddada u xaadhey dhiirigelinna u noqotay in laqaado
tallaabo lagu dhimayo qiimaha gabal-lisaha isla markaana kor loogu qaadayo
soosaaristiisa.
1970s: waxaa lasameeyey cilmi-baaris sidii qiimaha hoos loogu dhigilahaa, uuna
soolarku u noqon lahaa mid bulshadu goynkarto, shirkadda Exxon ayaa aad udhintay
qiimaha soolarka, kasoo hoos ugasoo dhacay $100 halkii watt, soona gaadhey $20-40
halkii watt.
1982: beertii ugu horreysey ee gabal-lise ayaa la rakibay taasoo awooddedu ahayd
1mega watt (1000 kilowatts). 1983 shirkada Acro Solar waxay dhistay wersheddii Gabal-
lis ee caalamka ugu weyneyd waxa a ay ka koobnayd 100,000 oo Jaan gabal oo
dhalinaysey laydhtiriig awooddiisu dhan tahay 5.2 megawatts.
2005: Jaamaha gaba-lisku waxa ay noqdeen kuwo caan ka ah guryaha iyo ganacsigaba.
2018: taxanahaa dheer iyo dadaallo adag ka dib maanta waxa ay maraysaa heer
adeegsiga solarku hadheeyey dunida, galayna heer guri iyo heer ganacsi intaba. Inkasta
oo hab-dhiska gabal-liska laga gaadhey horumar ballaadhan, qiimihiisuna aad hoos
ugusoo dhacay, misna weli waxaa taagan baahida loo qabo, qiimaha soolarka oo weli
diirran darteed. Waxaana shirkadaha soosaara qalabka gabal-lisku si joogto ah ugu
hawlan yihiin cilmibaaris lagu goobayo sidii dunida loo deeqsiin lahaa waxsoosaarka
qalabka soolarka oo cid waliba qiimihiisa goynkarto.
Habkan hore iyadoo la isticmaalayo muraayado golxo leh iyo wax la mid ah, ayaa la
qabtaa fallaaraha cadceedda ka dibna waxaa lagu kulmiyaa hal meel oo loo yaqaan
barkulmis, marka fallaaraha cadceedda halbar lagu kulmiyo waxaa bartaa ka dhasha
kulayl daran, kulaylkaa dhashay ayaa looga faa’iideystaa siyaabo kala duduwn sida in
lagu diirsado biyaha xilliyada qabooha ah, in cunto lagu bisleysto iyo in laydhtiriig laga
dhaliyo intaba iwm.
shucaaca Gabalka
Ileys-naqe Xoodan
2- Fotofoltaic (Photovoltaics):
31
32
Habka labaad, falllaaraha gabbalka si dadban ayaa looga faa’iideystaa. Hase ahaatee
fallaaraha cadceedda waxaa loo rogaa Laydhtiriig. Arrintani waxa ay dunida iyo sayniska
usoo jiidey horukac lataaban karo oo looga fursaday in badan oo ka mid ah shidaalka
gubta (fossil fuel). Kaasoo ay ku baxdo soosaaristiisa dhaqaale xaddi badan. Qaybtan
ama Xidhmadan tabobarna waxa aan ku baran doonaa habkan oo loo yaqaan
footofoltaaig (Photovoltaic).
unugga gabal lise waa xubinta ileyska cadceedda u rogta laydhtiiigga. Waana xubinta
ugu yar habdhiska gabballaydhka ama qalabk fotofolaatigga. Ereyga
Fotofoltaig(Photovoltaic) waxa uu ka dhisan yahay laba erey oo kala ah(photons) oo
macnahiisu yahay Ileys iyo (voltaic) oo macnahiisu yahay Laydhtiriig, si guudna waxaa
loola jeedaa laydhtiriiggii Ileysku dhalinayey.
32
33
Afartaa xubnood ka dib waxaa jira agab kale oo kaabeyaal ah (accessories), sida
dhegaatiyada (wires), qalabka badbaadada (safety equipment), qalfoofka
dhidbidda(mountings), beegaha labojihaalaha ah (two-way meter) iwm.
Xubinkasta oo afarta aasaaska ah ka mid ahi waxa ay qabataa hawl u gaar ah oo aan
looga maarmin, tusaale
1-Unugga Gabbalka (PV Cell): ileyska cadceedda ayey inoogu rogtaa laydhtiriig
2-Beyteriga (Battery): waxa uu inoo kaydiyaa laydhtiriigga, si aan laydhtiir u
helno habeenkii iyo xilliyada aan cadceed muuqan.
3-Xakameeyaha Dhaaminta (Charge Controller): waxa uu ka ilaaliyaa beyteriga
in soolarku ku shubo laydhtiriig ka badan kan uu qaadi karo (buux-dhaafiyo) si aan
dhibaato u gaadhin.
4-Rogaal (Inverter): Laydhtiriigga Toosan (DC) ayuu inoogu rogaa laydhtiriig
talantaal ah(AC).
Dhammaan qalabka gaballaydhka xubinkasta gaarkeeda ayeynu si faahfaahsan
ugaga hadlidoonaa qaybaha soosocda (IA).
33
34
Unugga Silikoon waxaa uu ka dhisan yahay labo maaddo, maaddo togan (P-type material) iyo
maaddo Taban (N-type material). Labada maaddo waa la isku dhejiyaa waxa ayna noqdaan labo
lakab, lakab togan iyo lakab Taban. Lakabkasta waxaa lagu tallaalaa Dhegaati(Wire) waxaana
kasoo baxa laba caaradood (caarad Togan + & Caarad Taban -). Haddaba marka ileysku ku dhaco
waxaa dhasha cadaadis udhexeeya labbada lakab, haddii markaa labad caaradood rar lagu xidhana
waxaa qulqusha maayad.
34
35
Dhurkiisa (Advantages)
Dhurka ama dheefta(efficiency) ugu sarraysa 15-24%
Waxa uu qaataa bed(Area) ka yar ka ay qaataan noocyada kale.(less space
compared to other types)
Wersheduhu waxa ay bixiyaan dammaanad-qaad muddo-nololeed dheer ilaa
25 sano.
Ileys hoose ayey laydhtiriig ku dhaliyaan, taasi waxa ay ka dhigtay mid ku
habboon meelaha daruuroleyda ah.
Dhurdarrada (Disadvantages)
Inkasta oo uu yahay nooca unugyada Silikon ugu fiican misna waxa uu leeyahay
dhurdarrooyin ugaar ah:
Qiimo ahaan waa qaali, sidaa awgeed cidkasta jeebkeedu ma gooyo.
Hab-wanaagiisu hoos ayuu udhacaa marka heerkulkiisu kor u kaco, inkastoo hoos
udhaca shaqadiisu ay weli ka sarrayso unugyada kale.
Marka la samaynayo waxaa ka hadha qashin tiro badan maadaama qaab loo
jarjarayo.
Dhurkiisa (Advantages)
Hawsha samaynta iyo soosaaristu waa ay ka sahlan tahay monokiristaliinka.
Qashin badan kama hadho samayntiisa.
Heerkulka sare aad uma saameeyo sida monokiristaliin, tani waxa ay ka
dhigtaa mid ku habboon degaannada kulul.
Dhurdarrada (Disadvantages)
Dheeftiisu waa ilaa 13-16% sidaa awgeed suuqa aad uma cadcadda.
Waxa uu u baahan yahay dhul bed weyn marka la garab dhigo
monokiristaliin.
35
36
37
38
38
39
Waa maxay beyterigu? Batarigu waa Qalab kaydiya Laydhtiriigga. Baytarigu Laydhtiriig
ma sameeyo laakiin wuu kaydiyaa. Sida haamaha biyaha loogu kaydsado. Inta cadceedu
muuqato Jaanta Gabalka ayaa Laydhtiriig ku dhaamisa beyteriga, kadibna xilliyada aan
cadceed muuqan iyo habeenkii ayaan dib u isticmaallaa Ladhyitiigga Beyteriga ku
kaydsan. Marka laydhtiriig lagu shubayo ama lagala baxayo beyetriga gudihiisa waxaa
ka dhaca isbeddelo kiimikaad. Nooca Beyteriiyada lagu isticmaalo habdhiska
gaballaydhka waa nooca ledh-asiid (lead-acid battery). Ogow Beyetrigu waxa uu
kaydiyaa laydhtiriigga Toosan (DC).
Dheefta
Dheefta Beyteriyadu ma gaadha 100%. Tusaale haddaan beyteri kala baxno laydhtiriig
dhan 1000W, si dib loogu dhaamiyo wuxuu ubaahan yahay qiyaastii 1050 ilaa
1250Watts. Beyetriyad Ledh-asiid dheeftoodau waa 85-95%, Nooca AGM ee tayada
fiicann waxa ay dheeftiisu gaadhaa 98%.
Battery Types
Guud beyteriyada waxaa loo qaybin karaa laba nooc marka laga eego dhinaca
dhaaminta Lamadhaanshe (non-rechargeable) iyo Ladhaanshe (Rechargeable).
In general the battery can divided into two types and. The non-rechargeable batteries
are like the one we use at home for Torch and radio use, they are charged from the
factory first, once they are discharged can not be recharged again, they have to be
discarded instead. In our PV system we deal with rechargeable type and we will discuss
more deeply by the next paragraphs.
Beyteriga lama dhaanshe waa kuwa aan ku isticmaallo Tooshka, raadyowga iyo iwm, ee
aan guryaheenna maalinksta ku aragno. Beyeteriyad noocan hal mar ayaa la dhaamiyaa,
marka wersheddu soosaarayso, marka laydhtiriiggaas lagala baxana waa la iska tuuraa
oo dib looma dhaamin karo. Waxaana ka mid ah:
39
40
1- Sinki Kaarboon (Zinc Carbon): sinki kaarboon waa beyteri caan ah, waana bahda
aan dib loo dhaamin karin in ku dhow hal qarni iyo badh ayaa la adeegsanayey.
Waxa uu ka kooban yahay laba qotin, qotin Kaarboon ah(Carbon Electrode), oo u
taagan Cirifka Togan iyo qotin taban oo sinki ah una samaysan sidii weel, gudihiisa
ay kujiraan dheecaan loo yaqaan elegtaroolayt. Elegtaroolaytka waxaa dhex
qotoma qotinka Togan ee kaarboon oo u muuqaal eg ul dhuxul ah.
Dabool bir ah
Dabool iyo
cufe
Qalfool
Birta Salka
Iskajir: Haddii la isku dayo in dib loo dhaamiyo beyteriyada noocan ah waa ay qarxaan,
ee iska jir hana isku deyin!
Beyteri Ladhaanshe waa beyteri dib loo dhaamin karo ah Waxaa jira noocyo dhawr ah
oo, waxaana ka mid ah kuwo hoos ku qoran
Ledh-asiisdh (Lead Acid Battery)
Litiyam-ayoon (Lithium-Ion Battery)
Nikal-kaadhmiyam (Nickel-Cadmium Battery)
Iyo kuwo kale.
Beyeriyada dib loo dhaaminkaro sidaan kor ku xusan waa badan yihiin hase
ahaatee waxaan halkaan kaga hadlaynaa labo kamid ah kuwaasoo ku lug leh ama
loo adeegsado habdhiska gaballaydhka (solar electric systems). Labadaas oo lagu
kala magacaabo Litiyam-ayoon (LiB) iyo Led-aasiidh LaB.
40
41
Waxaa jira dhawr nooc oo ah LA B, waxaana lagu kala soocaa laba arrimood
Dhinaca adeegsiga ama meesha lagu isticmaalo (their Applications).
Qaabdhismeedka sida uu usamaysan yahay (their Constructions).
Marka laga eego dhinaca isticmaalka waxa aan u qaybin karnaa laba nooc
Nooc loogu talo galay in lagu isticmaalo kicinta iyo hawlaha kale ee baabuurta waxaa loo yaqaan as
SLI (starting, lighting and ignition) batteries. Because the total current output from a battery is determined by
surface area, the cranking/starting batteries have more and thinner plates than a deep cycle. They are
designed to provide a large burst of current for a short time. Just what we need for starting engines.
Starting batteries are rated in cranking amps, we often use cold cranking amps (CCA) as a measure of the
batteries performance.
a- SLI
41
42
March 1, 2020
There are many variations of lead acid batteries. Let’s clear up some of the confusion surrounding the main
type and what their typical applications are.
Flooded Batteries are the most common type of Lead Acid battery and widely used in Automotive. They are
called flooded because of the acid that is free flowing within the casing in which the battery plates are
suspended. These batteries are still the most cost effective and least cost per Amp hour of any type.
Sealed Batteries
Commonly known as VRLA (Valve Regulated Lead Acid) or SLA (Sealed Lead Acid) Batteries.
PRO: regarded as the safest type to use as they don’t gas or spill.
ALERT! Be careful here as many automotive, maintenance free batteries are also called sealed. They have
external vents and will leak fluid if tipped and will outgas when charged – rendering themselves useless.
The two main types: AGM and Gel.
AGM Batteries: Sealed, they can be charged faster than a flooded battery because of lower internal
resistance.
PRO: Being sealed also means shipping is easier (and cheaper) and has installation flexibility. E.g., can be
located inside a vehicle, as no gassing or leakage can occur.
AGM’s are manufactured to suit different applications, like starting, cycling or dual purpose.
42
43
Gel Batteries: Gels are the king of sealed deep cycle batteries.
They are ideal in applications where a constant current is required, i.e.: golf carts, mobility, caravans, RV’s,
boats and solar systems.
PRO: They also handle extreme temperature, vibration, shock and over discharging better than any other Lead
Acid battery. They really do ‘dominate’ the cyclic battery market
Deep Cycle: A deep-cycle battery is a lead-acid battery designed to be regularly deeply discharged using most
of its capacity. These batteries contain fewer plates than their starting and cranking counterparts, but the plates
are much thicker. This reduces the surface area exposed to the electrolyte, which reduces that amount of
current available, but is capable of a much deeper state of charge.
Deep cycle batteries are available in both wet and sealed.
Cranking or Engine Starting: Sometimes referred to as SLI (starting, lighting and ignition) batteries. Because
the total current output from a battery is determined by surface area, the cranking/starting batteries have more
and thinner plates than a deep cycle. They are designed to provide a large burst of current for a short time.
Just what we need for starting engines.
Starting batteries are rated in cranking amps, we often use cold cranking amps (CCA) as a measure of the
batteries performance.
Hybrid: These are designed for both starting and cycling. Start-stop vehicle batteries are certainly Hybrid ones.
Marine dual purpose batteries also fall into this category.
AGM’s are best suited to this application.
Standby: These batteries are generally sealed types and are designed for long float charging with maintaining
UPS, alarm systems etc.. Most are AGM’s.
The major construction types are flooded (wet), gelled, and AGM (Absorbed Glass Mat). AGM batteries
are also sometimes called "starved electrolyte" or "dry", because the fiberglass mat is only 95%
saturated with Sulfuric acid and there is no excess liquid. All gelled are sealed and a few are "valve
regulated", which means that a tiny valve keeps a slight positive pressure. Nearly all AGM batteries
are sealed valve regulated (commonly referred to as "VRLA" - Valve Regulated Lead-Acid). Most valve
regulated are under some pressure - 1 to 4 psi at sea level.
Wet Cell (flooded), Gel Cell, and Absorbed Glass Mat (AGM) are various versions of the lead acid
battery. The wet cell comes in 2 styles; serviceable, and maintenance free. Both are filled with
electrolyte and one that you can add water to and check the specific gravity of the electrolyte with a
hydrometer is preferred. The Gel Cell and the AGM batteries are specialty batteries that typically cost
twice as much as a premium wet cell. However they store very well and do not tend to sulfate or
degrade as easily or as easily as wet cell.
Starting (sometimes called SLI, for starting, lighting, ignition) batteries are commonly used to start
and run engines. Engine starters need a very large starting current for a very short time. The plates
are composed of a Lead "sponge", similar in appearance to a very fine foam sponge. This gives a very
43
44
large surface area, but if deep cycled, this sponge will quickly be consumed and fall to the bottom of
the cells.
Deep cycle batteries are designed to be discharged down as much as 80% time after time, and have
much thicker plates. The major difference between a true deep cycle battery and others is that the
plates are SOLID Lead plates - not sponge. Unfortunately, it is often impossible to tell what you are
really buying in some of the discount stores or places that specialize in automotive batteries. The
popular golf cart battery is generally a "semi" deep cycle - better than any starting battery, better
than most marine, but not as good as a true deep cycle solid Lead plate, such the L-16 or industrial
type. However, because the golf cart (T-105, US-2200, GC-4 etc) batteries are so common, they are
usually quite economical for small to medium systems.
Gelled electrolyte
Gelled batteries, or "Gel Cells" contain acid that has been "gelled" by the addition of Silica Gel,
turning the acid into a solid mass that looks like gooey Jell-O. The advantage of these batteries is that
it is impossible to spill acid even if they are broken. However, there are several disadvantages. One is
that they must be charged at a slower rate (C/20) to prevent excess gas from damaging the cells.
They cannot be fast charged on a conventional automotive charger or they may be permanently
damaged. This is not usually a problem with solar electric systems, but if an auxiliary generator or
inverter bulk charger is used, current must be limited to the manufacturers specifications.
Most better inverters commonly used in solar electric systems can be set to limit charging current to
the batteries.
Some other disadvantages of gel cells is that they must be charged at a lower voltage (2/10th's less)
than flooded or AGM batteries. If overcharged, voids can develop in the gel which will never heal,
causing a loss in battery capacity. In hot climates, water loss can be enough over 2-4 years to cause
premature battery death
AGM batteries have several advantages over both gelled and flooded, at about the same cost as
gelled:
Since all the electrolyte (acid) is contained in the glass mats, they cannot spill, even if broken. This
also means that since they are non-hazardous, the shipping costs are lower. In addition, since there is
no liquid to freeze and expand, they are practically immune from freezing damage.
Important:
To provide electricity over long periods, PV systems ideally require deep cycle batteries. These
batteries, usually lead-acid, are designed to gradually discharge and recharge 80% of their capacity
hundreds of times.
Automotive batteries (SLI) are shallow-cycle batteries and should not be used in PV systems because
they are designed to discharge only about 20% of their capacity. If drawn much below 20% capacity
more than a few dozen times usually (30-150 times), the battery will be damaged and will no longer
be able to take a charge.
Many battery companies now manufacture modified automotive batteries whose recommended
depth of discharge is up to 50%.
Modified SLI batteries have thicker plates and larger acid wells than normal SLI types. The cost
depends on the capacity (Ah),
Lifespan of Batteries
The lifespan of a battery will vary considerably with how it is used, how it is maintained and
charged, temperature, and other factors. In extreme cases, it can vary to extremes - severe
44
45
overcharging can shorten the life of the battery considerably. Also leaving the battery idle
without use and charging will shorten it’s life.
Habdhisyada fotofoltaigga guud ahaan waxaa loo dhisaa saddex qaab oo kala duwan,
iyadoo loo eegayo arrimo ay ka mid yihiin:
Sida magaca laga garankaro habdhiskan waxaa loogu talogalay in uu iskii u shaqeeyo.
Waa habdhis ka madax bannaan laydhtriig kale(Utility Grid) ama Dhaliye gaar ah intaba.
Waxaana Habdhiskan loo qiyaasdhisaa in uu quudin karo rar Laydhtiriig Toos ah(DC
45
46
loads) iyo rar Laydhtiriig talantaalli ah(AC loads) labadaba. Qaabka ugu fudud ee
habdhiskani waxa uu ka kooban yahay Jaan gabbal iyo rar(solar module and load).
Maadaama aan beyteri ku jiran habkan rarku waxa uu shaqeeyaa xilliga cadceedu jirto
oo keli ah, waxaana lagu isticmaalaa meelo gaar ah. Fiiri sawirka 1aad.
46
47
accessories. Such Solar module, Charge controller, Battery and inverter. The
simplest type of stand-alone PV system is a direct-coupled system, where the DC
output of a PV module or array is directly connected to a DC load (Figure 3). Since
there is no electrical energy storage (batteries) in direct-coupled systems, the load
only operates during sunlight hours, making these designs suitable for common
applications such as ventilation fans, water pumps, and small circulation pumps
for solar thermal water heating systems etc. In many stand-alone PV systems,
batteries are used for energy storage. Figure 2 shows a diagram of a typical stand-
alone PV system powering DC and AC loads .
dhur Dhurdarro
Laydhtiriig kale uma baahnid Marka lasoo iibsanayo qiimaaya ayaa
sarreeya
Waxa aad laydhtiriig halilkrataa adigoo Waxa uu qaataa dhul baaxadweyn (bigger
magaalo kadheer jooga. Space)
Waxa aad xor ka tahay biil laydhtiriig, Haddii cadceedda laheliwaayo muddo ka
sidaasna waxa kuu kaydsamikara baxsan muddada uu kaydkiisa, waxaa
dhaqaale fiican dhaca laydhtiriig la’aan.
Habdhiskan waxa lagu isticmaalikaraa
meelaha qalabka nugul(sensitive) yaallo
ee laydhtiriiggu uusan haqabla’ ahayn
Sida magaca ku cad, habdhiskani waa mid aan iskiis u hawlgeli karin, waxa uu ku
lammaan yahay si barbarro ahna ula shaqeeyaa laydhtiriigga guud(the Utility Grid).
Handhiskani waxa uu ka kooban yahay labo xubnood sida hoos ku cad;
48
49
Habdhiska iskujirku waa labadii habdhis oo la isku daray. (Isdebberkii iyo Lammaankii).
A Hybrid Solar Photovoltaic (PV) System is a combination of both the On-Grid and Off-
Grid Solar PV Systems. Thus, it is connected to the grid while having localised power
storage in the form of batteries as well. The power generated by the Solar PV
Panels is used to power the loads attached, used to charge the batteries and then,
supplied to the Utility Grid in that order of prioritisation. This type of system is
generally suitable for locations where power cuts are infrequent but perpetual supply
of power is desired
49
50
Shoog Koronto: maadaama habdhisku dhalinayo laydhtiriig waxaa kula kulmi kara
shoog laydhtiriig.
Soo dhacid: haddii aad meel sare u baxdo waa inaad adeegsato salabka badbaadada
sida kuwa la sudhto halkaad saaran tahay.
50
51
Siibasho: haddii ay qoyan tahay goobta shaqadu ama saliid ku qubatay waxaa jirta halis
siibasho waa inaad qallajisaa goobta.
Halis Salab : haddii aad salabka si khaldan u adeegsato waxaa kusoo gaadhikara
dhaawacyo sida dubbaha, mindida iwm.
Jaranjar Ciir: Jaranjartu waa dhacikartaa haddii aan hubaal loo tiiran lana sugin.
Waxaana ka dhalankarta dhaawacyo halis ah.
Kiimiko : goobaha shaqo ee farsamo waxaa laga helikaraa kimikooyin kala duduwan
sida aasiidhka beyteriga. Haddii ay aasiidhkaas sida kan beyteriga kujiraa oo kale haddii
uu kugu daato dhibaato ayuu kuu geynsankaraa
Qalab qarxa: sida beyteriga iwm haddii si khaldan loo adeegsado waxaa ka imaan kara
qarax.
For a typical off-grid solar system you need solar panels, charge controller, batteries and
an inverter.
Every solar system needs similar components to start with. A grid-tied solar system
consists of the following components:
Solar Panels
Solar cables
Mounts
For this system to function well, you need a connection to the grid.
51
52
An Off-Grid solar system is slightly more complicated and needs the following additional
components:
Charge Controller
Battery Bank
A Connected Load
Instead of a grid-tied solar inverter, you can use a standard power inverter or off-grid
solar inverter to power your AC appliances. For this system to work, you need a load
connected to the batteries.
Depending upon your needs, there may be other components that you require. These
include:
A Transfer Switch
AC Load Center
A DC Load Center
The following Picture shows the typical Off-grid solar system somponents:
PV Panel: This is used to convert solar energy to electrical energy. Whenever sunlight
falls upon these panels, these generate electricity which feeds the batteries.
Charge Controller: A charge controller determines how much current should be injected
into the batteries for its most optimum performance. As it determines the efficiency of
52
53
the entire solar system as well as the operating life of the batteries, it is a critical
component. The charge controller protects the battery bank from overcharging.
Battery Bank: There may be periods when there is no sunlight. Evenings, nights and
cloudy days are examples of such situations beyond our control. In order to provide
electricity during these periods, excess energy, during day, is stored in these battery
banks and is used to power loads whenever required.
DC-AC Inverter: A DC-AC solar inverter (or just a ‘solar inverter’) is a power electronics
device which is used to convert Direct Current to Alternating Current. The electricity
generated by Solar Systems is DC in nature while most of our household loads require
AC power. This conversion takes place in real time with a very minimal time gap
(nowadays inverter efficiency goes up to 98%). DC loads can be directly fed from the
solar system and do not require an Inverter.
Connected Load: Load ensures that the electrical circuit is complete, and the electricity
can flow through.
Backup Generator: Even though a backup generator is not always required, it is a good
device to add as it increases reliability as well as redundancy. By installing it, you are
making sure that you are not solely dependent upon solar for your power requirements.
Modern generators can be configured to start automatically when the solar array and
/or battery bank doesn’t provide sufficient power.
AC Load Center: An AC Load Centre is somewhat like a panel board with all appropriate
switches, fuses and circuit breakers that help maintain required AC voltage and current
to corresponding loads.
DC Load Center: A DC Load Centre is similar and also includes all appropriate switches,
fuses and circuit breakers that help maintain required DC voltage and current to
corresponding loads.
53
54
54
55
55