Milyan
Appearance
Tirada | 1000,000 Malyan |
Isirayn | |
Labaale | 11110100001001000000 |
Sideedle | 3641100 |
Laba iyo tobanaale | 6B4 |
Lix iyo tobanle | F4240 |
Malyan (1,000,000) waa tiro Tiro tirsiimo wuxuuna u dhigmaa kun kun (6 eber) wuxuuna ku xigaa 999,999 waxaana ku xiga 1,000,001
Malyan wuxay ka dhigantahay Habdhis tiro ee kala duwan:
- Labaale: 11110100001001000000
- Sideedle: 3641100
- Tobanaale: 1000000
- Habka tirada lix iyo tobanaale: F4240
Qormo sayniska ahaan Sidaan baa loo qoraa: 1×106 أو 106 Kaliya. waxaana loo qaadan karaa ee Horgale Fiisikis adeegsiga Halbeeg Mega. matalan: 1 MegaWaat = Malyan Waat.
Qofka waxaa lagu magacaabaa Malyuuneer hadii ay hantidiisa ay ka sara marto malyan ahna mid ka mid ah lacagta.
Soomaalida waxay adeegsan jireen oraahda ah Kun kun taasoo ka dhigan Malyan laakiin hadda waxay adeegsadaan oraahda ah Malyan waana kalimad sahlan.
Sidoo kale eeg
[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro 1000000 (number). |