Location via proxy:   [ UP ]  
[Report a bug]   [Manage cookies]                
Jump to content

Saangur seed-dheer

Ka Wikipedia
Saangur seed-dheer
Saangur seed-dheer oo bakayle dilay

Saangur seed-dheer waxaa af ingiriis lagu dhahaa stoat; ( Af Ingiriis : stoat) wa naasley oo hilibcun ah. Saangurka seed-dheer waxa u dega qaaradaha Yurub iyo Aasiya. Taariikhda xayawaankan waxa u ku suntan yahay ganacsiga saanka iyo sarka saangurka.[1]

Saangurka seed-dheer wuxuu la bah-wadaaga Saangurka seed-gaaban.

  1. Purdey, D. C.; King, C. M.; Lawrence, B. (2004). "Age structure, dispersion and diet of a population of stoats (Mustela erminea) in southern Fiordland during the decline phase of the beechmast cycle" (PDF). New Zealand Journal of Zoology. 31 (3). The Royal Society of New Zealand: 205–225. doi:10.1080/03014223.2004.9518373. S2CID 55061896. Archived (PDF) from the original on 2022-10-09. Retrieved 2009-11-30.