Location via proxy:   [ UP ]  
[Report a bug]   [Manage cookies]                
Jump to content

Sadexbaar

Ka Wikipedia

Sadexbaar waa tuulo yar waxay ku taalaa gobalka Hiiraan waxay u dhexeysaa buula barde iyo jalalaqsi. Degmada Buulo burte waxay kaa xigtaa dhanka wuqooyiya waxay u jirtaa qiyaastii 25km. Jalalaqsi waxay kaa xigtaa dhanka konfur. Degmada Sadexbaar waxaamara Wabiga shabeele. Tuulooyinka deriska la ah waxaa ka mid ah XAMIIRGAAB, JAMEECA MUBAARAK, SHIIN,QURACLEY, BUULADA SHEIKH HASSN/danida, Kili jibriil, Kabaraayle iyo SARMAAN.

waxaa degen dad xoola dhaqato iyo beeraley. Dhaqaalaha degmada waxay ku tiirsantahay wax soosaarka beeraha sida galleyda, basasha, yaanyada, barbarooniga, iyo khudrada nuucyadeeda kala duwan.

sadexbaar waxaa daga Beesha Baada cade/Subeer.Sadexbaar waa tuulo wakhti badan jirtay/qarniyo.