Saldanadii Cal Miskaad
Appearance
Suldanadda Dishiishe Suldanadda Cal Miskaad ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ ุณูุทูุฉ ุงูู ุณูุงุฏ | |||||||
---|---|---|---|---|---|---|---|
1777โ1929 | |||||||
Xarunta | Boosaaso | ||||||
Luuqada | Af-Soomaali · Af Carabi | ||||||
Diinta | Islam | ||||||
Dowladda | Ugaastooyo // Boqortooyo | ||||||
Ugaas Boqor | Hogaamiye | ||||||
โข 1777-1929 | BOQOR CADE | ||||||
โข BOQOR SAMATAR | Ugaas Cali Gurey | ||||||
Taariikh | |||||||
โข Aasaasay | 1777 | ||||||
โข Burburtey | 1929 | ||||||
| |||||||
Maanta qeyb ka ah | Somalia |
Saldanadda Cal Miskaad (Af Soomaali : Sultanate of Cal Miskaad, Af Carabi : ar), sidoo kale loo yaqaanay Saldanadii Dishiishe ama Saldanadii Boosaaso,[1] waxay ahayd Ugaastooyo iyo Boqortooyo Soomaali qarnigii 17aad ilaa qarnigii 20aad ka jirtey deegaanada galbeedka gobolka Bari, iyadoo markii dame awoodeedu ku fiday qaybo ka mid ah gobolka Sanaag. Waxaa aasaasey 1777-dii Ugaas Cali Gurey oo ahaa, hoggaamiye, dagaalyahan iyo gabyaa dhowr jeer dagaal la galay gumaystihii Talyaaniga. Awooda Saldanada ee dhinac walba waxaa lafdhabar u ahaa beesha Diishiishe.