Location via proxy:   [ UP ]  
[Report a bug]   [Manage cookies]                
Jump to content

Seetee guri

Ka Wikipedia

seetee guri, ama Xabsi guri ama jeel guri (Af Carabi : ar‎;Af Ingiriis : House arrest) waa xeer ciqaabeed diidaya dhaqdhaqaaq iyo banaan jooga qof siyaasi ah, isagoo gurigiisa ama xafiiskiisa lagu dhex xannibayo mudoaan cayinnayn, waana markii maamulka meeshaas ka jira uu u diidanyahay qofkaas inuu shacabka ama saxaafada la hadlo ama abaabul kicin ah looga baqo, taasoo badal ama fududayn ka ah inuu xabsi ama jeel caadi ah galo,

Xiliyo xabsi guri dad loo adeegsay

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
  • Ahmed Ben Bella madaxweynihii hore ee aljeeriya 1965, ka dib u baxay magangalyo doon 1980.
  • Jorge Videla madaxweynihii hore ee Argentina (xili gaaban)
  • Derryn Hinch, .
  • Aung San Suu Kyi, 
  • Pol Pot Former raisulwasaarhii hore ee  of Cambodia. xilka ayaa laga qaaday markii Vietnam soo weerartay  Cambodia sanadkii 1978.
  • January 5, 2005, diktaytarkii hore  Augusto Pinochet ayaa xabsi guri la galaiyay amar uu bixiyay  maxkamada sare ee chili (Supreme Court of Chile.)
  • Zulfikar Ali Bhutto,raiisul wasaarihii hore ee pakista, xabsi guri ayu galay 1977afgambigii milatari ka dib.