Location via proxy:   [ UP ]  
[Report a bug]   [Manage cookies]                
Jump to content

Soosali (midab)

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Soosali)
Kani waa maqaal ku saabsan midabka soosali.
soosaliHow to read this color infobox
About these coordinates     Midab Xidhiidhiye
Qoraalka midabka#6A0DAD
sRGBB  (cscgbl)(106, 13, 173)
CMYKH   (bx, bs, h, m)(32, 92, 0, 32)
HSV       (m, j, c)(275°, 92%, 68%)
SourceHTML
B: Lagu hagaajiyey [0–255] (byte)
H: Lagu hagaajiyey [0–100] (boqol)
Taajka boqortooyo wakhti hore jirtay

Soosali ama soosani (Af Ingiriis : Purple; Af Carabi : ar‎) waa midab ka samaysan iskudhafka (iskudarka) labo midab oo kala casaan jaamud ah iyo buni.[1][2] Marka laga fiiriyo muraayada (dhalada) Kumbuyuutarka, waxaa midabkan laga sameeyaa iskudarka buluuga iyo casaanka.[3]

Iskudarka midabada

Marka la iskudhex daro sadexda midab ee Casaanka, Cagaarka iyo Buluuga ayaa sameeya midabo badan kuwaasi oo ka mid yahay midabkan soosali ah. Samayskaas dhexdiisa waxaa midabka soosali laga helaa buluuga iyo casaanka dhexdooda. Sidoo kale waxaa midabkan lagu helaa marka la kala goynayo (jarayo) midabada ayadoo la isticmaalayo habka afka qalaad lagu yidhaahdo CMYK color model, taasi oo midabkani ka soo dhex baxo cagaar, huruuda iyo madoowga.

Guud ahaan midabka soosali ah waxaa markii ugu horeeysay laga dhex helay iskudar midabo badan uu samaynayay saynisyahan Faransiis haa sanadkii 1859kii.

Iskudarka Midabada

[wax ka badal | wax ka badal xogta]


  1. Webster's New World Dictionary of the American Language (1964)
  2. definition of magenta Archived Diseembar 8, 2015 // Wayback Machine in Oxford dictionary (American English) (US)
  3. Christine E. Barnes (1 February 2011). C&T Publishing Inc. ISBN 9781607051664 http://books.google.com/books?id=23rNl2hwk3AC&pg=PA18#v=onepage&q=magenta%20red%20violet%20color%20theory&f=false. Soo qaatay 27 July 2014.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: