Waaberi (wakhti)
Appearance
Waaberi (Af Ingiriis : sunrise; Af Carabi : ar) waa wakhtiga maalintii ee ka dambeeya hiirta iyo goorta ay ileyska cadceedu u soo baxdo oogada sare ee dunida. Guud ahaan, waaberigu waa wakhtiga qoraxdu soo baxdo.[1]
Sidoo kale fiiri
[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]
- ↑ "U.S. Navy: Rise, Set, and Twilight Definitions". Waxaa laga kaydiyay the original 2015-08-14. Soo qaatay 2016-03-13. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin)