6. Waa maxay Autismka?
Autismka waa qaabdhaqan aan habaysneen ama aan caadi ahayn oo ay caruurta qaarkood ku dhashaan
Qaabdhaqankaan oo isu soo uruurinayo cillado ama calaamooyin is biirsaday.
TheTriad of Autism:
14. QAABKEE AUTISMKA LOOGA BAARAA CARUURTA:
1) AALADA LOO ISTICMAALO SCREENINGA:
a. FIRST YEAR INVENTORY (FYI) waa aalada loo isticmaalo Screeninga goortu cunugga
da’diisu tahay 12 bilood madaama uu da’daani Autismka calaamadihiisa soo baxaan.
b. MODIFIEDCHECKLIST for AUTISM inTODDLER (M-CHAT): Aaladaan screeninga
waxaa la isticmaalaa goortu cunugga da’diisu tahay 18 -24 bilood.
c. AUTISM DIAGNOSTICOBSERVATION SCHEDULE-GENERIC (ADOS-G):
Waa aalada xaqiijinta (Diagnostical)AUTISMKA waxaana la isticmaalaa cunugga da’diisu
tahay 24 bilood. Waa gold standard.
d. AUTISMOBSERVATION SCALE FOR INFANT (AOSI):
Waxaa loo isticmaali karaa caruurta da’doodu tahay 6- 12- 18 bilood.
Aaladaha Screeniniga loo isticmaalo maaha aalado lagu xaqiijin karo AUTISMKA, Marka ay jiraan marxalado halis ah
oo ay ku soo ifbaxayn screeninga waa in lagu xaqiijiyaa baaritaan rasmi ah iyo iyadoo loo adeegsanaya aalado qaas ah
oo ka geddisan kuwa Screeninga taasina waxaa ku howl leh takhaatiirta ku xeel dheer KobcintaCaruurta.
16. 1 Cunugaaga ma jecelyahay in aad lulushid ama jilbahaada ku boodoodsiisid? HA MAYA
2 Cunugaaga ma daneeya ilmaha kale? HA MAYA
3 Cunugaaga ma jecelyahay in uu fuul-fuulo kuraasta, miisasaska ama jaranjarada? HA MAYA
4 Cunugaaga ma jecelyahay in uu dheelo kuu-kuun ama dhuudhuumashow? HA MAYA
5 Cunugaaga mi ciyaaraa ciyaarta iska yeel yeelka ah, sida isagoo telefoonka uu qof kale kula
hadlaya ama asagoo diyaarad been been ah gacanta ku duulinayo?
HA MAYA
6 Cunugaaga hadii uu rabo shay farta miyuu kuugu tilmaama/fiiqaa? HA MAYA
7 Cunugaaga farta ma ku fiiqaa haddii u rabo in uu kuu tilmaamo waxa uu dan ka leeyahay? HA MAYA
8 Cunugaagamaawoodaa in uu si qumaati ah ugu ciyaaro toyga yar yar sida baaburta yar-yar,
kiyuubka isaga oo aan afka gashan ama tuurin ama war wareejin?
HA MAYA
9 Cunugaaga ma kuu keenaa shay asaguu rabo in uu wax ku tuso? HA MAYA
10 Cunugaaga indhaha ma kaa fiiriyaa muddo ka badan 1 ama2 mirir? HA MAYA
11 Ma kula tahay in cunugaaga uu dhibsanayo dhawaaqa xoogan (dhegaha miyuu gacanta
saartaa.)?
HA MAYA
12 Cunugaaga miyuu qoslaa goortuu arko wajigaaga ama aad qososhid? HA MAYA
13 Cunugaaga ma ku jilaa (goorta aad wajiga badashid ama carabka aad banaaka u soo bixisid)? HA MAYA
14 Cunugaaga goorta aad magaciisa ugu yeertid ma kuu jawaabaa? HA MAYA
15 Haddii aad farta ugu fiiqdid shay ama toy yaala dhinaca kale ee qolka cunugaaga ma fiiriyaa
sheyga ama toyga aad u tilmaamtay?
HA MAYA
17. 16 Cunugaaga ma socdaa? HA MAYA
17 Cunugaaga ma fiiriyaa waxa aad markaas fiirinaysid? HA MAYA
18 Cunugaaga si aan caadi ahayn farahiisa ma ugu nuux-nuuxiyaa wajiga hor'tiisa? HA MAYA
19 Cunugaaga ma iku dayaa in uu soo jiito taxadarkaaga waxa uu markaa ku howlan yahay? HA MAYA
20 Ma is waydiisay in cunugaaga uu dhagool yahay? HA MAYA
21 Cunugaaga ma fahmaa waxa ay dadka sheegayaan? HA MAYA
22 Cunugaaga mar marka qaar ma leeyahay deymo (dhugmo) maqan ama meermeer aan qasad
lahayn?
HA MAYA
23 Cunugaaga goortoo la kulmo wax aan sokeeye ahayn wajiga ma kaa fiiriyaa si uu u ogaado
falgalkaaga?
HA MAYA
1999 Diana Robins, Deborah Fein, & Marianne Barton.
19. M-CHAT wuxuu ka koobanyahay 19 su’aal (item) oo la xiriira in cunugga uu leeyahay ama uusan lahayn
awood
iyo 4 su’aal (item) oo la xiriira hadii ay cunugga ka muuqato ama aysan ka muqneen dhaqan aan caadi ahayn.
Su’aalaha (item) tilmaamaya in cunugga uu leeyahay dhexgal iyo xiriir bulshadeed iyo koritaan caadi ah
jawaabta waalidka waa HAA waa cunug aan wax mishaakil haysan, laakiin hadii ay jiraan su’aalo tilmaamaya
in cunugga uu leeyahay dhaqan aan caadi ahayn jawaabta waalidka waa MAYA.
Shabaqadda kor ku xusan jawaabta la siiyay su’aal kasta (item) waxay tilmaamaysaa in uu cunugga uu qabi
karo cillado saameeyo kobcintiisa.
Midda kale shabaqadda kor ku xusan waxaad aragtaan su’aalaha hoos xariiqan (2, 7, 9, 13, 14. 15.)
su’aalahaan (item) waa kuwa u ugu qatarsan (halis badan) in kobcinta cunugga aysan caadi ahayn, dhici
kartana in uu yahay cunugAutism qabo.
Istilaab saar su’aal kasta oo u dhigmato jawaabta uu waalidka bixiyo (haddii jawaabta uu waalidka bixiyay ay
ka gidisan tahay su’aasha u dhigmato istilaab ha saarin.)
Haddii uu cunuga ku fashilmo 2 ama wax ka badan su’aalaaha qatarta ah (CRITICAL ITEM) ama haddii uu
cunugga ku fashilmo 3 su’aalo oo ka mid ah kuwa ku qoran Shabaqadda waa in cunuggas loo arkaa mid halis
ugu jiro AUTISMKA.
Maaha micnaheeda in dhammaan caruurta M-CHAT lagu xaqiijiyay in ay AUTISMKA halis ugu jiraan ama ay
noqonaayaan caruur AUTISMKA qabo hase yeeshee caruurtaani waa in sida ugu dhaqsiyaha badan loo geeyaa
takhaatiirta ku xeel dheer qaybta kobcinta caruurta.
20. Programma di screening a 12 mesi
Bambini che passano la prova
FOLLOW UP a 18 mesi
Bambini che falliscono la
prova
Prova: Risposta al nome FIRST YEAR INVENTORY
Punteggio Totale>8
+
Dominio socio-
comunicativo >10
Punteggio totale <8
Dominio socio-
comunicativo<10
FOLLOW UP A 18 MESI
AOSI (Autism observation Scale for Infant)
Negativa.
Follow a 18 mesi
Positivo
(punteggio totale> 9)
Valutazione presso centro
per l’Autismo
21. Programma di screening a 18 mesi
Bambini che passano
la PROVA.
No FOLLOW UP
Bambini che falliscono
la prova
Prova: Attenzione Condivisa e Pointing
dichiarativo
M-Chat(Modified Checklist for Autism in Toddler)
Bambini che Falliscono la prova.
3 dei 23 itemstotoli o2 dei 6 items
critici
BAMBINI CHE PASSANO
LA PROVA.
No FOLLOW UP
ADOS-TODDLERS
Negativa
No FOLLOW UP
POSITIVA
Valutazione presso centro per
Autismo
2-3 anni