Location via proxy:   [ UP ]  
[Report a bug]   [Manage cookies]                
Jump to content

User:Kali duul

Ka Wikipedia
Shaqaaf
شقاف
Ku dhashay (1988-05-18) Maajo 18, 1988 ( 36jir)
Burco, Togdheer
DegenaanshoMuqdisho, Soomaaliya
QoomiyadaSoomaali
Dhalasho Soomaaliya,
WaxbarashadaDugsi Sare
ShaqadaArday, Qoraa, Shaqaale
Ka tirsanAlkhayraat
WakiilHal wadeen
Loo yaqaanoWax ku qora Somali Wikipedia, English Wikipedia, Arabic Wikipedia
Shaqooyinka ugu muhiimsanQoraa, Ganacsade
Magaalada ka soo jeedoGalgaduud
Dhererka1.78
Miisaanka75
CiwaanUser talk:Kali duul
DiintaIslaam
QaraabadaReer Shaqaaf
Website
Shaqaaf.org
Notes
- Rag hadduu hormuud kaa dhigto oo, Hibo laguu yeelo

- Waa loo hagaajaa anfaca, Hadasho waa ceebe.

(unkown)'

Waxaan ahay adeegsade mararka qaar wax ku qora Wikipedia Afka-Soomaaliga. Waxaan aad u jecelahay horumarinta luuqadeena hooyo iyo in la helo macluumaad cilmiyeysan oo ku qoran Af-Soomaali. Wixii awoodeyda ah waan ka qeeyb qaadanayaa shaqadaas. Wixii macluumaad ama su'aal ah fadlan fariintaada iigu qor HALKAN.

Wax qoraalkeyga

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Bogaga aan (bilaaabay, dhamaystiray, balaariyay, ka qayb qaatay, saxay, ama toos-toosiyay) halkan hoose ka booqo:

  1. Halka aan kaga jiro isticmaalayaasha so.wikipedia
  2. Bogaga iyo maqaalada aan sameeyay (liiska)
















{{|
Isticmaalahan waa Soomaali
Hada wakhtigu waa 20:16.
Maanta waa 26 Agoosto 2024.
Wikipedia:Babel
so-4 Isticmaalahan wuxuu Soomaaliga ugu hadlaa sida afkiisa hooyo oo kale.
en-2 This user is able to contribute with an intermediate level of English.


ar-3 يمكن هؤلاء المستخدمين يتكلموا اللغة العربية مدى متوسط مستوى العربية.
Raadi luqad isticmaalayaasha











Maqaaladii ugu dambeeyey (Special:RecentChanges)

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
List of abbreviations:
D
Wikidata wax ka badal
C
Wax badalkaan wuxuu abuuray bog cusub (sidoo kale eeg liiska bogagga cusub)
y
Kan waa wax badal yar
b
Wax badalkaan waxaa fuliyay bot
(±123)
Qaadka bogga wuxuu ku bedelmay tirada halbeega baytka

26 Agoosto 2024

25 Agoosto 2024

24 Agoosto 2024


26 Agoosto 2024

24 Agoosto 2024

23 Agoosto 2024

22 Agoosto 2024

20 Agoosto 2024

19 Agoosto 2024

18 Agoosto 2024

17 Agoosto 2024

16 Agoosto 2024

15 Agoosto 2024

14 Agoosto 2024

13 Agoosto 2024

12 Agoosto 2024

  • 16:0216:02, 12 Agoosto 2024Digiiran (taariikh | wax ka badal) ‎[790 bayt]Girligaanshub (wadahadal | ku darsasho) (Bog cusub: thumbnail|Digiiran '''Digiiran''' ({{lang-en|Guineafowl}};) waa shimbir ee ku jira qoyska Numididae ee ka mid ah bahda Galliformes. Shimbirkan waxay asaloow iyo dhalad ka yihiin qaarada Afrika ee kaliya. Shimbirka digiiran wuxuu leeyahay sideed jaad. Afrika waxay digiiranada ka sii nool yihiin meelaha duurta iyo dhul cawseedka.<ref> Chen, D.; Hosner, P.A.; Dittmann, D.L.; O’Neill, J.P.; Birks, S.M.; Brau...)
  • 15:0015:00, 12 Agoosto 2024Jugley (taariikh | wax ka badal) ‎[688 bayt]Girligaanshub (wadahadal | ku darsasho) (Bog cusub: thumbnail|Jugley '''Jugley''' waa shimbir weyn oo ku nool Afrika, gaar ahaan koonfurta afrika. Jugleyda waa shimbirta ee ugu weyn ee Afrika ku nool oo haadi ama duuli kara. Jugleyda hilbi iyo dhirtu labada ba wuu cuna. Jugleyda cuntadiisa ee joogtada ah waa caleemaha geedadka, iniinaha dhirta, iyo miraha. <ref> Aldrovandi, Ulisse (1637) [1600]. Vlyssis Aldrovandi philosophi ac medici Bononiensis historiam naturalem in gymnasio B...)
  • 09:0509:05, 12 Agoosto 2024Saanxume (taariikh | wax ka badal) ‎[972 bayt]Girligaanshub (wadahadal | ku darsasho) (Bog cusub: 600px|thumbnail|Caarcaaro '''saanxume''', ee af ingiriis lagu yaqaano '''grasshopper''' ({{lang-en|grasshopper}};) waa koox cayayaano oo ku jira bahda Caelifera. Saanxumaha waa koox cayayaan ee ah bahda ugu qadiimiga dhanka cayayaanada ee cawska cuna, iyagoo lagu qiyaasay jiritaankooda inay leegtahay 250 milyan sano. Saanxumaha waxay yihiin nafley oo dhulka badankood ku socda. Lugo bood lagu talagalay oo xoog ah ayaa u suuroobta inay si...)

10 Agoosto 2024

9 Agoosto 2024

8 Agoosto 2024

7 Agoosto 2024

6 Agoosto 2024

5 Agoosto 2024

4 Agoosto 2024