Location via proxy:   [ UP ]  
[Report a bug]   [Manage cookies]                
Jump to content

Xamaarato

Ka Wikipedia
Xamaarato
Kor ilaa hoos: Diin (Chelonia mydas), Tuatara (Sphenodon punctatus), Yaxaas (Crocodylus niloticus), iyo amagna (Pseudotrapelus sinaitus).
Kala soocida cilmiga ah
Noocyada cusub
Yaxaas
Sphenodontia
Squamata
Testudines
sidoo kale fiiri
Deegaanada ugu badan ee xamaaratadu ku nooshahay

Xamaarato (Af Ingiriis : reptile; Af Carabi : ar‎) (magaca Sayniska: Reptilia) waa nooc ka mid ah shanta qeybood ee loo kala saaro xayawaanka kaasi oo leh astaamo ka duwan dhamaan noolaha kale. Xayawaanada xamaaratada ahi waxay ku socdaan boga (laabta); waxaana ka mid ah maska, yaxaaska, diinka iyo kuwo kale oo badan.

Sidoo kale fiiri

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: